Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay Shiinaha (Sawirro)

Ciidamada ilaalada Xeebaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay markab watay calanka dowlada Shiinaha oo si sharci daro ah uga kaluumeesanayay badda Soomaaliya gaar ahaan Biyaha Galmudug. Howlgal ay sameeyeen ciidamada ilaalada xeebaha Galmudug ayey ku guuleesteen in markabkan kaluumeesiga sharci darada ku hoolanaa gacanta ku dhigaan xili uu ku sugnaa meel aan ka … Continue reading Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigay Markab laga leeyahay Shiinaha (Sawirro)